Ajaaniib u dhalatay dalka Koonfur Afrika oo lagu dilay gudaha Soomaaliya

Dowlada Koonfur Afrika ayaa shaacisay in muwaadiniin dalkeeda u dhalatay lagu dilay gudaha Soomaaliya xili ay ku howlanaayeen tababarida ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya. War kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibadda dowlada Koonfur Afrika ayaa lagu sheegay in afar tababarayaal dalkaasi u dhashay lagu dilay maalintii jimcaha Weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay degmada Afgooye. Dagaalyahan Al … Continue reading Ajaaniib u dhalatay dalka Koonfur Afrika oo lagu dilay gudaha Soomaaliya